DAAWO;-Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Oo Ka Hadlay Magacaabida Madaxwaynaha Ee Komishanka Korontada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Oo Ka Hadlay Magacaabida Madaxwaynaha Ee Komishanka Korontada
July 11, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada macdanta iyo tamarta somaliland jaamac ayaa wax laga waydiiyay komishan korontada oo madaxwayne biixi magacaabay kuwaasi oo bulshada reer somaliland ka dhex abuuray muran  sharci iyo in aanay magacaabista madaxwaynuhu waafaqsanayn xeer tamarta somaliland

Hadaba wasiirka jaamac muxuu ka yidhi kmishanka madaxwaynuhu magacaabay in ay ku dhisan yihiinka korontada”

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS