|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Oo Daah Furtay Sedex Xeernidaamiye Oo Cusub.
July 4, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada somaliland ayaa dahfuray xeernidaamiye cusub kaasi oo ka kooban sedex qaybood islamarkaana lagu hagi doono qabka wada xidhiidhka shirkadaha isgaadhsiinta, diiwangalinta simcandka. Munaasibada daahfurka ayaa waxaa kasoo qaybaglay masuuliyiinta wasaarada iyo xubno ka kala socday shirkadaha isgaadhsiinta ee dalka. Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta dr cabdiwali sheekh cabdilaahi suufi jibriil iyo agaasimaha guud ee wasaarada ayaa sharaxay faa,iidooyinka xeernidaamiyayaasha ay wasaaradu soo diyaarisay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Sheegay Mudo Kordhintii Ay Golaha Guurtidu Usameeyeen Xukuumada Madaxway... “Xukuumada Somaliland Waxaan Usoo Jeedinayaa Ha Xidho Idaacada BBCda Iyo VOAda, Hadii Aanay Dufan Ku... “XIDDIGAHA Geesku, Waa Fanaaniin U Heesa Somaalida Oo Dhan, Waa Muwaadiniin U Dhashay Somaliland” Wa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|