DAAWO;-Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Goobaha Dal-xiiska Ee Magaalada Arabsiyo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Goobaha Dal-xiiska Ee Magaalada Arabsiyo.
July 12, 2020 - Written by Editor:

ARABSIYO(W,N)-Degmada arabsiyo ee gobolka gabiley ayaa ah deegaanka ku caan ah beeraha bustaanada kuwaasi oo laga beero khudaar kala duwan halka shacabka somaliland dalxiis ugu tagaan deegaanka arabsiyo oo ah dhul beereed aan uqurux badan.

Sidoo kale warbixinta ayaa ka hadlay halkii uu ka yimid magaca arabsiyo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS