DAAWO;-Shacabka Magaalada Boorama Oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Heshiiskii Sedexda Xisbi Qaran Ee Qabsoomida Doorashada Golaha Wakiilada, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shacabka Magaalada Boorama Oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Heshiiskii Sedexda Xisbi Qaran Ee Qabsoomida Doorashada Golaha Wakiilada,
July 13, 2020 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Shacabka Magaalada boorama ayaa maanta ka Hadlay Aragtidooda heshiishkii sedexda xisbiga qaran wada gaadheen ee qabsoomida doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka iyadoo aan wax heshiish ah laga gaadhi saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada oo gobolka awdal siwayn uga soo horjeedeen in lagu galo doorashada sidii hore.

Shacabka magaalada boorama ayaa siwayn uga biyo diiday heshiishka xisbiyada isagoo sheegay in aanay galaynin doorasho ilaa la sameeyo saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS