|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayirka Caasimada Hargaysa Oo Xafiiskiisa Kulan Kula Qaatay Madax Ka Socota Wasaarada Maaliyada Jsl Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
July 8, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N):-Maayirka Caasimada Hargeisa Mudane C,raxmaan maxamuud Caydiid Solteco oo ay weheliyaan maayarka kuxigeenka caasimada iyo masuuliyiinta dawlada hoose ayaa Maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Madax ka socota Wasaarada Maaliyada jamhuuriyada Somaliland, Maayarka caasimada ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada kulan iyo qodobada ay kawada hadleen HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Ka Hadlay Rajada Ay Ka Qabaan In Ay Hirgasho Xabad Joojintii Ay Xukuu... Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Punthland Oo Xilkii Ka Qaaday Taliyihii Ciidanka Booliska Iyo Saraaki... Madaxweynaha Jsl Oo Dhagax Dhigay Guryo Cusub Oo Loo Dhisayo Barakacayaasha Deegaanka Allah Aamin A... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|