|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Ka Hadlay Go,aamo Arimaha Dhulka La Xidhiidha Oo Ay Soo Saareen Gudida Nashqadaynta Qaranku!
July 7, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Maayarka Magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi ayaa sheegay in aanay wali soo gaadhin Ka dawlad hoose ahaan go,aamo ay dhawaan soo saareen gudida qaran ee nashqadayntu oo sheegay in aanay wax qorshayn dhulka iyo beeraha ay joojiyeen islamarkaana ay dawladaha hoose ee dalku samayn karin. Sidoo kale Maayarka Magaalada Gabiley fasilaad ka bixiyay hadal uu dhawaan ka jeediyay xafladii xil wareejinta badhasaabka gobolka gabiley oo siyaabo kala duwan looga dareen celiyay, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO :Ra'yiga Iyo Fikirka Ay Dadweynaha Somaliland Ka Qaban Social Media Iyo Warbaahinta Khaldan? Xaafada State Houseka Ee Magaalada Hargaysa Oo Hay'ada NRC Gaadhsiisay Deeq Mucaawinimo Ah +Gudoomiy... Shirkii Golaha Wasiirada Jsl Oo Lagu Ansixiyay Odoraska Miisaaniyada 2023 Iyo Cadadka Ay Dhan Tahay! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|