|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Khudbad Jawaab Celin Ah Iyo Kaftan Xanbaarsan Ka Jeediyay Madashii Xil Wareejinta!
July 5, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Maayarka Magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyyay Madashii ay Xilka kula kala wareegayeen badhasaabka Cusub Ee Gobolka Gabiley Iyo Badhasaabkii hore oo ay kasoo qayb galeen siyaasiyiin iyo madaxdhaqameed ka kala yimid gobolada dalka gaar ahaan masuuliyiintii iyo madaxdhaqameedkii badhasaabka cusub kasoo galbiyay gobolka Togdheer. Sidoo kale Maayarka Magaalada Gabiley ayaa jawaab ka bixiyay hadalo kasoo yeedhay qaarkamid madaxdhaqameedkii badhasaabka cusub galbinayay oo hadalo duur xul ah ka jeediyay madasha, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA KHUDBADA MAAYARKA GABILEY IYO ARIMAHA UU KAGA HADLAY; https://youtu.be/QSt8cT-D6bI Related posts:Daawo:Muunadii Ugu Layaabka Badnaa Maanta Muj.Cali Guray Oo Loogu Labisay Calanka Kulmiye Si Rasmi a... Madaxwaynaha Ismaamulka Somalida Oo ka Hadlay Isbadalka Yimid Xidhiidhka DDS Iyo Somaliland Mudadii ... DAAWO; Warbixin ku saabsan Lacagta Abaaraha Loogu talagay Oo Xukuumadu Si khaldan u isticmaashay Iyo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|