|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Bulshada Magaalada Gabiley Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadalo Deel Qaaf Ah Oo Wasiir Cabdilaahi Abokor Duray Gobolnimada Gabiley.
July 11, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Dhawaan ayay ahayd markii wasiirka wasaarada gaadiidka iyo jidadka oo munaasibad ka hadlayay uu sicad usheegay in gabiley aanay leegay xataa xaafad kamid ah hargaysa waxqabadka maamulkuna uu yahay mid dhinaca facebookga uu an balse ay sanadihii ugu danbeeyay dhiseen afar kilmitir oo wado Bulshada ku dhaqan magaalada gabiley ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalka wasiir cabdilaahi abokor oo ay sheegeen in uu gaf kula kacay reer gabiley isagoo madaxwaynaha ugu baaqay in uuwaxka qabto hadalada dhac dhac ah ee kasoo yeedhay wasiirkiisa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Ciidamada Booliiska S/land Iyo kuwa Ajaanib Ah Oo Xalay Labaatan Hablood Oo Qurba-Jooga Ah Kala ba... Qaarkamid Ah Ganacsatada Yare Ee Magaalada Hargaysa Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Ciidanka Dawlada H... Dabaylaha Isbadel Ee Siyaasada Bariga Dhexe Ee Israel Iyo Carabta Oo Soo Gaadhay Sudan+Kaalinta Mara... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|