DAAWO;-Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kulan Layeeshay Cuqaasha Gobolka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kulan Layeeshay Cuqaasha Gobolka.
July 11, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Badhasaabka cusub ee dhawaan madaxwayne biixi umagacaabay gobolka gabiley ayaa kulankii sedexaad la yeeshay cuqaasha gobolka gabiley  kulankaasi oo ahaa mid isbarasho iyo sidii loo wada shaqayn lahaa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS