DAAWO;-Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Gabiley Oo Kulan La Yeeshay Golaha Deegaanka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Gabiley Oo Kulan La Yeeshay Golaha Deegaanka Gabiley.
July 9, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Badhasaabka cusub ee gobolka gabiley  ayaa kulankiisii labaad la qaatay golaha deegaanka degmada gabiley kaasi oo daarnaa sidii ay badhasaabka iyo golaha deegaanka isku baran lahaayeen lagana wada tashan lahaa hawlaha qaran ee uwada yaala.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS