|
|||||
WAJAALE NEWS
“Agaasime Guud Waxbarashadii Way Duntay, Xagiina Wasaarada Ayaanay Ka Duntay Ee Fadhigaa Fadhi Uga Noqda”Caaqil Maxamed C, Qawdhan.
July 7, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Caaqil Maxamed Cabdi Qawdhan Oo Kamid Madaxdhaqameedka Gobolka gabiley odoyaasha ugu culus culus ayaa ka hadlay xaalada waxbarasho Ee dalka iyo sida ay ugu fashilantay Hagideeda Waxbarashada waxbarashadu dalka gaar ahaan ka Gobolka Gabiley. Sidoo kale Caaqil Maxamed Cabdi Qawdhan ayaa soo bandhigay daryeel la,aanta macalimiinta dugsiyada gobolka gabiley dhiga Haysta oo aan wax mushahar ah lasiinin iyo gormeerayaasha oo aan lahayn wax guna ah iyo gadiid ay ku gutaan shaqada ay qaranka uhayaan, Dhanka kale Caaqil qawdhan ayaa si toos ah ula hadlay agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada oo madasha fadhiyay isagoo usoo jeediyay in ay waxka badalaan qaabka ay uwadaan shaqada wasaarada waxbarashada oo ku dul duntay masuuliyiinta wakhti xaadirkan hogaamiya. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Munaasibad Lagu Xusayay Askartii Reer Somaliland Ee U Dagaalantay Dalka Faransiiska oo Lagu Qabtay M... Faysal Cali Warabe Iyo Cabdiraxmaan Cirro Oo Bulshada Caalamka U Diray Dhambaal Ay Kaga Digeen Cawa... Daawo: Doodii Jimcaha ee BBC-da oo Lagu Faaqiday Isbedelka DDSI iyo Colaadaha Dhexmara Qoomiyadaha I... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|