|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Amartay In Receivera-da Laga Saaro Tvyada STAR Iyo Universal, Ganacsatadana Ugu Baaqay In Ay Kala Noqdaan Xayeysiiska.
June 29, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Wareegto kasoo baxay xafiiska wasasiirka warfaafinta somalilad saleebaan cali koore ayaa amaro kale lagu sii dul dhigay laba tv oo Xukuumadda Somaliland dhawaan xidhay iyadoo amar ku bixisay in Receivera-da laga saaro telefishannada STAR iyo Universal, sidoo kale wasiirka warfaafinta ayaa ganacsatada Somaliland ayaa loogu baaqay in ay kala noqdaan xayeysiisyadii ay horey u siin jireen labadan telefishan. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Daawo:Xildhibaan Qabile Oo Si Adag Uga Hadlay Saldhiga Militari Ee Xukuumadu Emirateka Laga Siinayo ... DAAWO;-Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Tababar Ufuray Taliye Qaybeedyada Ciidanka Iyo Dar daaranka Uu ... Xogo kashifay Qorshe Madaxtooyadu Waday Oo Maalmihii U danbeeyay kulamo Qorsoodiya Ay Kula Yeelata... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|