Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Oo Baaq Nabadeed UDiray Beelo Ku Dagaalamay Degaanka Cawsane Ee Gobolka Sanaag. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Oo Baaq Nabadeed UDiray Beelo Ku Dagaalamay Degaanka Cawsane Ee Gobolka Sanaag.
June 27, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan cabdiqaadir jaamac xaamud oo katirsan baarlamaanka somalland ayaa baaq nabadeed udiray beelo ku dagaalama deegaanka cawsane ee gobolka sanaag kaasi oo sobobay khasaare nafeed

Xildhibaanka ayaa labada beeleed ugu baaqay in ay dagaalka joojiyaan islamarkaana wada hadal lagu soo dabaalo arimaha

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS