|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Si Rasmi Ah Xilkii Uga Qaaday Agaasimihii Fulinta Ee Ciidanka Dab-damiska.
June 27, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wareegto kasoo baxay xafiiska wasiirka arimaha gudaha somaliand maxamed kaahin axmed ayaa lagu sheegay in xilkii laga qaaday agaasimihii xarunta ciidanka dabdamiska Somaliland cabdiqaadir xaashi oo mudooyinkii udanbeeyay khilaaf soo kala dhexgalay taliyaha ciidanka dabdamis uu shaqada uga joojiyay. Sidoo kale wasirka arimaha gudaha ayaa masuulka xilka laga qaaday ku eedeeyy in uu ku xadgudbay awaamiirtii shaqada iyo kala danbayntii xafiiska. HALKAN KA AKHRI WAREEGTA UU WASIIRKA ARIMAHA GUDUHU XILKA KAGA QAADAY AGAASIMIHII CIIDANKA DABDAMISKA; Related posts:Maamulka Degmada Wajaale Oo Ganacsade U Fasaxay In Uu Dhisto ALbaabka Laga Galo Dugsiga Hoose Dhexe ... Suldaan Mawliid (Sabayso) Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Walaalaha ah ee Dirirtu Ku Dhexmartay Deg... “Ummad Laguma Qiimeeyo Sida Ay U Qadariso Kuwooda Hodanka Ah Ama Awoodda Leh, Ee Waxa Lagu Qiimeeyaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|