|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah; Shirkii Somaliland Iyo Somaliya Uga Furmay Jabuuti Oo Lagu Kala Kacay Iyo Gudoomiye Saleebaan Oo Ka Waramay Qodobada Laysku Diiday.
June 14, 2020 - Written by Editor:JABUUTI(W,N)-Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan maxamuud aadan oo kamid ah gudida Somaliland uga qaybgalaysay wadahadal hadana ku sugan magaalada jabuuti oo maanta galinkii danbe uu ka furmay shir lagu wadahadal siinayay somaliland iyo somaliya ayaa sheegay in uu shirkii labada dal udhexeeyay uu gabi ahaanba burburay. Gudoomiye saleebaan ayaa faah faahiyay qodobada laysku mari waayay iyo dooda somaliland. HALKAN KA DHAGAYSO WARKAN OO FAAHFAAHSAN; Related posts:Madaxweynaha Jsl Oo ka Qaybgalay Xuska Sannad-guurada 27-Aad Ee Aas-aaska Ciidanka Ilaalada Xeebaha. DAAWO;-Agaasimaha Madaxtooyada Oo Ka Hadlay Dhul Madaxwayne Biixi Iyo Qoysas Danyar Ahi Isku Haystaa... Xisbiga Waddani Oo Munaasibad Soo Dhawayn ah Ku Qaabiley Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Cumar Iyo Siyaas... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|