“Waan Soo Dhawaynaynaa Hadalkii Madaxwaynaha Somaliland M. Biixi Uu Ku Aqbalay In Aan Wada-hadaladii Dib Ubilowno”Madaxwayne Farmaajo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waan Soo Dhawaynaynaa Hadalkii Madaxwaynaha Somaliland M. Biixi Uu Ku Aqbalay In Aan Wada-hadaladii Dib Ubilowno”Madaxwayne Farmaajo.
June 6, 2020 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Madaxwaynaha somaliya maxamed cabdilaahi farmaajo oo maanta aqal sare ee baarlamaanka ka jeediyaynay khudbad ayaa ka hadlay wadahaladii udhexeeyay Somaliland iyo somaliya oo uu sheegay in dib loo bilaabayo isagoo madaxwaynaha somaliland ku bogaadiyay sida uu uga aqbalay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS