|
|||||
WAJAALE NEWS
“Shirka Jabuuti Waxaa lagu Cadeeyay In Somaliland Iyo Somaliya Laba Dal Oo Siman Yihiin, Waanan Bogaadinayaa Khudbadii Garnaqsiga Ahayd Ee Madaxwaynaha Jsl ”Xil Cabdicasiis.
June 15, 2020 - Written by Editor:Xildhibaan Cabdicasis Oo Sheegay In Somaliland Guul Taariikhiya Ka Gaadhay Shirkii Jabuuti. GABILEY(W,N)-Xildhibaan Cabdicasiis Cabdilaahi Ismaaciil oo kamid ah Golaha Deegaanka Degmada Gabiley ayaa ka hadlay Wadahalada Somaliland Iyo Somaliya uga furmay jabuuti iyo Khudbadii Garnaqsiga Ahayd ee madaxwaynaha somaliland uu ka Jeediyay Bilowgii shirka. Sidoo kale Xildhibaan Cabdicasiis ayaa taageero balaadhan umuujiyay hadalka madaxwaynaha jsl muuse biixi ka jeediyay madasha lagu wadahadalkiinayay somaliland iyo somaliya oo ay ku sugnaayeen wadamo badan oo kamid ah qaarada africa yurub iyo maraykanka. Dhankale xildhibaanta ayaa sheegay in guul wayn oo taariikhiya ay somaliland ka gaadhay shirka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Muj Cabdilaahi Dirawal Oo Ka Biyo Diiday Talo Soo Jeedintii Gudida Ganacsatada Somaliland, Kuna Eed... Maxkamada Gobalka Saaxil Oo Xukun Ku Riday Laba Wariye Oo Ka Hawl Gala Gobalkaasi Iyo SOLJA Oo Camba... DAAWO;-Aas Qaran Oo Xabaalaha Malowle Ee Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Dr Maxamed Yuusuf... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|