“Shirka Jabuuti Lagu Qabanayo Ee Abiy Iyo Farmaajo Wadaan Waa Af Duub” Siyaasiyiinta Madasha. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Shirka Jabuuti Lagu Qabanayo Ee Abiy Iyo Farmaajo Wadaan Waa Af Duub” Siyaasiyiinta Madasha.
June 13, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasiyiinta madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka ayaa madaxwaynaha Somaliland uga digay in uu ka qaybgalo wahadalka somaliya uu kula yeesho dalka jabuti iyagoo ku tilmaamay in uu yahay afduub uu wado raysal wasaaraha itoobiya abiy axmed.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS