|
|||||
WAJAALE NEWS
Maxkamada Rafcaanka Oo Burisay Amar Xukuumadu Kula Wareegtay Gaadiid Ay Lahaayeen Dad Shacab Ahi.
June 30, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maxkamada racsaan somaliland ayaa saaka burisay amar hore ee maxkamada gobolku ku riday shacab iyo gaadiidkooda oo lagu soo qab qabtay qaaad kuwaasi oo xukuumadu la wareegtay gaadiidkii halka dadkii lagaga xumay xadhig iyo ganaax Hadaba maxkamada racfaanka ayaa waxka badal ku samayay goaamadii hore iyadoo dadka gaadiid kale uu lagu soo rgay ganaax gaadiidkiina loo celin doono Sidoo kale qareenada udoodayay dadkan shacabka ah ayaa ka hadlay go,aanka kasoo baxay maxkmada racfaanka Halkan Kaga Bogo Warkan Oo Faah Faahsan;
Related posts:Boqortooyada Dalka Britain oo Bilad Gudoonsiiyay Orod Yahanka Caanka Ah Ee Reer Somaliland Mo Farax. “Culimada Hoosta Uun Bay Ka Duceeyaan Ee Culimada kale Ee Dalka Faro-Gelinaysa Uma Jawaabaane, Taas ... Dadwaynaha Ku Dhqan Deegaanka Sheekh Ee Gobolka Saaxil Oo Ka Hadlay Dorashooyinka Golaha Wakiilada I... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|