“Madaxwaynaha Jabuuti Waxaan Odhan Lahaa Inta Aad Sharafta Leedahay Umadaada Isku Dhiib, Oo Kursiga Iskaga Deg”Ugaas Cabdirasaaq. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxwaynaha Jabuuti Waxaan Odhan Lahaa Inta Aad Sharafta Leedahay Umadaada Isku Dhiib, Oo Kursiga Iskaga Deg”Ugaas Cabdirasaaq.
June 8, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ugaas Cabdirasaaq Koosaar Cali  oo kamid ah Madaxdhaqameedka reer somaliland gaar ahaan madaxda dhaqanka Gobolada Hargaysa iyo gabiley ayaa madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele ugu baaqay in uu kursiga iskaga dego shacabkana isku dhiibo inta uu sharafta leeyahay

Sidoo kale ugaas cabdirasaaq ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay qaarkamid ah madaxdhaqameedka somaliland oo ilaa shalay hargaysa ka taageeryay dulmiga madaxwayne geele ku hayo dadkiisii iyo duuliyaha  xabsiga gobood ku xidhan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS