Maayarka Caasimada Iyo Masuuliyiin kale Oo kormeer Ku Tagay Dugsiga Xaafadaha Sheedaha Oo Khasaare Ay Soo Gaadhsiiyeen Roobab | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Iyo Masuuliyiin kale Oo kormeer Ku Tagay Dugsiga Xaafadaha Sheedaha Oo Khasaare Ay Soo Gaadhsiiyeen Roobab
June 16, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maayarka Caasimada Hargaysa oo ay Weheliyaan Masuuliyiin kale oo xukuumada katirsan ayaa soo kormeeray dugsiga xaafadaha sheedaha ee degmada ibraahim kood buur oo khsaare uusoo gaadhsiiyay roob dabaylo wata oo shalay ka da,ay magaalada hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS