Maamulka Televisionka Universal Oo Ka Hadlay Ciidamo Boolis ah Oo La Wareegay Xaruntii Tvga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Televisionka Universal Oo Ka Hadlay Ciidamo Boolis ah Oo La Wareegay Xaruntii Tvga.
June 27, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ciidamo boolis ay maanta xoog kula wareegay xarunta tvga universal ku leeyahay magaalada hargaysa wallow aan la shaacin sobobta ay kula wareegeen iyo dariiqa sharci ee ay umareen

Dhanka kale maamulka tvga universal ayaa ka hadlay talaabada xukuumada madaxwayne biixi ku xidhay xaruntii tvgu ku lahaa magaalada hargaysa iyo wadada ay umartay xadhigiisa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS