|
|||||
WAJAALE NEWS
“Ismaaciil Cumar Geelle, Waxa Aan Leeyahay Way Dhamaatay Xilligii Digtaytarnimadu”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe.
June 7, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid faysal cali waraabe ayaa ka hadlay rabshado ka dhacay dalka jabuuti kadib markii askari katirsaa ciidanka cirka jabuuti oo ku xidhan xabsiga gabood uu iska soo duubay muuqaalka murugo leh kaasi ooo shacabka reer jabuuti ka gadoodeen gudoomiye faysal cali waraabe ayaa madaxwynaha jabuuti ugu baaqay in uu dhamaaday wakhtigii kalidii taliyuhu loona baahan yahay in uu umadiisa u naxariisto soona daayo duuliye fu,aad HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Dawlada Sucuudiga Oo Shaaca Ka Qaaday In aan La Arag Curashada Bisha Shuwaal Oo Maalinta Beri ah Soo... Ra”iisal Wasaaraha Itoobiya iyo Madaxweynaha Soomaaliya oo Ka Wada Hadlay Sidii Loo Xoojin Lahaa Xid... DAAWO; Somaliland Oo Tartan Ciyaaro Caalamiya Kaga Qaybgashay Dalka Jabuuti Iyo Tirada Dalalka Uu Dh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|