|
|||||
WAJAALE NEWS
Haayada Xuquuqal Insaanka Oo Ka Hadashay Dad Rayid Ah Oo Ciidamada Maraykanku Ku Laayeen Gudaha Somaliya.
June 16, 2020 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N)- Haayada xuquuqal insaanka ee human rights watch ayaa canbaaraysay dad rayid ah oo ciidamada maraykanku ku laayeen gudaha somaliya bilihii lasoo dhaafay. Sidoo kale haayada xuquuqal insaanka ayaa soo bandhigtay tirada dadka rayidka ee ciidamada maraykanku ku dileen somaliya. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|