|
|||||
WAJAALE NEWS
Falanqaynta War Murtiyeedkii Kasoo Baxay Shirkii Wadahadalada Somaliland Iyo Somaliya Ee Jabuuti Iyo Sobobta Wakhtigan Loo Soo Saaray.
June 23, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan Guuleed Dafac oo kamid ah bahda sharciyaqaanada Somaliland ayaa falanqayn iyo lafo gur ku sameeyay warmurtiyeedka kasoo baxay shirkii wadahadalada Somaliland iyo Somaliland ee jabuuti ka qabsoomay iyo qodobada kasoo baxay iyo sobobta wakhtigan loogu soo beegay xili shacabka Somaliland guul ay usheegeen waftigii madaxwaynuhu hogaaminayay. Sidoo kale garyaqaan guuleed ayaa farta ku fiiqay qodobada halista ku ah Somaliland ee ku jira war murtiyeedkan iyo danaha ay xukuumada Somaliland dhaafsatay. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Lagaga Hadlay Arimaha Doorashooyinka Iyo Fariinta Ay Udireen... DAAWO;MUJ Cali Guray oo Daaha Ka Fayday Cida Lixda Goobood Ee Muranka Xiisada Diiwnagelintu ka Alo... Aqoonyahan Cabdiqaadir Muuse Cige Oo Shaaciyey Inuu U Sharaxan Yahay Xildhibaanada Golaha Wakiilada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|