Falanqayn:-Suurto Gal Ma Tahay In La Ansixiyo Labada Xubnood Ee Mucaaridka U Metalayey Komishanka Oo Markale Maalinta Bari Ah La Horkeenayo Golaha Wakiilada? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Falanqayn:-Suurto Gal Ma Tahay In La Ansixiyo Labada Xubnood Ee Mucaaridka U Metalayey Komishanka Oo Markale Maalinta Bari Ah La Horkeenayo Golaha Wakiilada?
June 27, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Labada xubnood ee xisbiyada mucaaridka umatalaya komishanka doorashooyinka somalilad ayaa marlabaad maalinta bari ah la filayaa in la horkeeno xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland

Hadaba suurtogal matahay in golaha wakiiladu ay ansixin doonaan labada xubnood ee kamid noqonaya 7xubnood ee komishanka qaranka Somaliland oo guud ahaan hawl qabadkii gudida komishanka doorashooyinku uxaniban tahay

HALKAN KAGA BOGO FALAQAYNTA WAXA LAGA FILAN KARO IN GOLAHA WAKIILADU ANSIXIYEEN LABADAN XUBNOOD IYO INKALE;

COMMENTS
LINKS