|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Sweden Oo Somaliya Ka Dalbatay In Ay Ka Kaxaysato Dadka Somalida Ah Ee Sharciga Loo Diiday.
June 12, 2020 - Written by Editor:SWEDEN(W,N)-Dawlada Sweden ayaa dalka somaliya iyo dalalka ee ay kasoo jeedaan dadka sharciga loo diiday ee ku sugan dalkeedu ay ka kaxaystaan iyagoo sheegay in dalkoodu la Ciir ciirayo dadka soo galootiga ee sharciga loo diiday. Wasiirka cadaalada ee dalka sweden ayaa sheegay in dalka somaliya oo aanu dalkooda ufadhiyay safiir ay aka dalbanayaan in ay ka kaxaystaan dadka somalida ee sharciyada loo diiday oo ay ku hayaan kaamamka xaqoontiga Halkan Kaga Bogo Warkan Oo Faah Faahsan; https://youtu.be/uR5NxgYgM6s
Related posts:Beer: Kastamka kantaroolka ee Duleedka Beer ee magaaladda burco ayaa gacanta ku dhigay baabuur qaa... Wasiirada Arimaha Dibada ,Maaliyada Iyo Gudoomiyaha Xusbiga Kulmiye Oo ku Hawlan Sidii ay u Hor Ista... Prof Gees Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayso Somaliland Iyo Dardaaran Culus Oo Uu Ujeediyay Dhalinyarada! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|