|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Eedo Culus Ujeediyay Gudida covid19 Uguna Baaqay In Ay Iscasilaan,
June 1, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee wadani barkhad jaamac batuun ayaa dhaliilo culus ujeediyay gudida covid19 kuna eedeeyay in aanay si sax ah usoo bandhigin dhaqaalihii soo galay iyo halkii uu ku baxay Sidoo kale afhayeen batuun ayaa madaxwayne kuxigeenka jsl isagaara farta ugu fiiqay baahiyaha caafimaad ee ka jira awdal iskadaa somalilandta kale Xisbiga wadani ayaa magac cusub ubixiyay gudida covid19 una soo jeediyay in ay iscasilaan HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;- Xisbiyada Mucaaridka Oo Sheegay In Xukuumaddu Ku fashilantay Colaadii Deegaanka Ceel Afwey... Guddiga Diwaangelinta Ururada Siyaasada Oo Go,aamo Ka Soo Saaray Khilaafka Kulmiye. Qodobada Ay Soo... DAAWO; Telefishanka BBC Afrika Oo Warbixin Cajiib ah ka Diyaariyay Doorshadii Madaxtooyada Somalilan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|