DAAWO;-Warbixin Xiiso Leh Oo Laga Diyaariyay Banka Wajaale Iyo Dadka Ugu Dalxiisaan Xiliyada Ay Raxmaadka Eebe Ka Curtaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Warbixin Xiiso Leh Oo Laga Diyaariyay Banka Wajaale Iyo Dadka Ugu Dalxiisaan Xiliyada Ay Raxmaadka Eebe Ka Curtaan.
June 3, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Banka wajaale ee gobolka gabiley ayaa kamid ah meelaha ugu bilicsan xiliyada ay sida fiican uga da,aan roobabka guga.

Sidoo kale banka wajaale ayaa waxaa maalin walba udalxiisa boqolaal kamid ah dhalinyrada reer somaliland xiliyada ay ku jiraan farxada meherada, aroosyada iyo dalxiisyada gaar ka ah.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARBIXIN LAGA DIYAARIYAY;

https://youtu.be/tJ1No-wrwgk

COMMENTS
LINKS