|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Odoyaasha Iyo Waxgaradka Hadlay Shaqaaqo Shalay Ka Dhacay Magaalada Wajaale Iyo Baaqa Ay Udireen Xukuumada Jsl.
June 23, 2020 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)- Odoyaasha iyo waxgaradka galbeedka magaalada tog wajaale ayaa ka hadlay shaqaaqo maalintii shalay ka dhacay magaalada wajaale oo ka dhalatay goob maamulka wajaale doonayeen in laga dhagax dhigo kawaan balse bulshada deegaanka hore wasaarada waxbarashada ugu wareejisay doonayay in laga dhiso dugsi waxbarasho/ Waxgaradkan iyo dhalinyarada wajaale ee ku dhaqan xaafada ayaa xukuumadu ugu baaqay in ay kasoo gaadho maamulka degmada wajaale oo ay sheegeen in ay dano kale uga faa,iidaysanayaan dhulkii danta guud ee dugsiga waxbarasho loogu talo galay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Ciidammada Talyaaniga oo Badbaadiyey 52 Tahriibe oo Dooni la geddoontay iyo 50 kale oo la’yahay Wasiiradii Soo Xallinta Xiisadihii Deegaanka Xariirad Oo Sheegay In Ay Soo Afjareen Muranadii Ka Taa... DAAWO; Shacabka Gobolka Saraar Oo Deeq Geel Iyo Adhi Isku Jirta Gaadhsiiyey Ciidamada Qaranka Ee Jii... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|