DAAWO;-Maxkamada Gabiley Oo Dhaarisay Xildhibaan Shirwac Oo Buuxinaya Kursi Ka Banaanaa Golaha Deegaanka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maxkamada Gabiley Oo Dhaarisay Xildhibaan Shirwac Oo Buuxinaya Kursi Ka Banaanaa Golaha Deegaanka Gabiley.
June 16, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maxkamada gobolka gabiley ayaa maanta sirasmi ah udhaarisay xildhibaan shirwac oo buuxinaya booskii ay ka geeriyooday xildhibaan cibaado maax oo dhawaan ku geeriyootay dalka ingiriiska.

Waxaana dhaarinta xildhibaanka goob joog ka ahaa maamulka golaha deegaanka degmada gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS