|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Xarunta Agoomaha Hargaysa Oo Ka Hadashay Fal Kufsi Ah Oo Xarunta Ka Dhacay, Kana Jawaabtay Eedo Loo soo Jeediyay.
June 22, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha xarunta agoomaha ee magaalada hargaysa marwo caasho qaalib ayaa ka hadashay xqiiqada fal kufsi oo gabadh yar oo xarunta ku jirta loo gaystay. Sidoo kale agaasimaha xarunta ayaa sheegay in falkaasi aanu ka dhicin gudaha xarunta islamarkaana ay gacanta ku hayaan cidii ku kacday Dhanka kale agaasimaha xarunta agoomaha ayaa iska difaacday eedo uga yimid xisbiga wadani iyo haayadaha xuquuqal iinsaanka HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Shirkada Dahabshiil Oo Dacwad Muwaadin Reer Somaliland Ahi Kaga Soo Oogay Maxkamad Ku Taal Dalka U... DAAWO; Aqoonyahanka Gobolka Gabiley Oo Taageeray Mooshinka Golaha Wakiilada Ee Ansixinta Gobolnima... Daawo: Hay'ada Action Aid Oo Soo Gaba-gabaysay Mashruuc Lagu Horumarinayay Beeraha Oo Muddo Ka Socda... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|