|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Taageero Umuujiyay Waftigii Somaliland Ee Shirka Jabuuti Iyo Khudbadii Madaxwayne Biixi Ka Jeediyay.
June 16, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada ayaa taageero balaadhan umuujiyay shirkii xukuumada Somaliland kaga qaybgashay dalka jabuuti ee wadahadalka somaliya. Sidoo kale Maamulka gabiley ayaa soo dhaweeyay khudbadii taariikhiga ahayd ee madaxwaynaha Somaliland ka jeediyay shirka jabuuti oo beesha caalamku goob joog ka ahayd, HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|