|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Kala Duwanaanshaha Hadaladii Madaxwayne Biixi Iyo Farmaajo Ay Ka Yidhaahdeen Qodobadii Kasoo Baxay Shirkii Jabuuti.
June 26, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha somaliland iyo madaxwaynaha maamulka muqdisho oo labaduba ka hadlay munaasibad 26juuun oo lagu kala qabtay hargaysa iyo muqdisho ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay qodobadii kasoo baxay shirkii jabuuti ee somaliland iyo somaliya Sidoo kale farmaajo ayaa sheegay in madaxwayne biixi ogaaday in aanay somaliland socon karayn halka ayna soomaliyaka socon karayn somaliland la,aanteed Dhanka kale biixi ayaa tafaasiil ka bixiyay qodobada kasoo baxay shirkii jabuuti gaar ahaan qodobka ishdexgalka oo bulshada somaliland siwayn uga cadhoodeen.’ HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA LABADA MADAXWAYNE;
Related posts:Cabdilaahi Abokor Oo Markii Horaysay Si,qarsoodiya Maxkamada Loo Horkeenayo Iyo Xidhiidhka Ka Dhe... DAAWO; Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland Oo Qadar Lacageed US $ 70.000 Ugu yaboohay Abaaraha... Hay’adda Shaqaalaha Jsl Oo Shaacisay Wakhtiga Iyo Goobaha Dadweynaha Gobolka Sanaag Ku Geli Doonaan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|