|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gobolka Gabiley Iyo Sidii Looga Xusay Sanad Guurada Maalinta Xornimada Somaliland Ka Qaadatay Ingiriiska.
June 26, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Magaalo madaxda gobolka gabiley ayaa habeenkii xalay lagu qabtay munaasibad balaadhan oo laagu dabaaldegaya maalintii Somaliland qornimad ka qaadatay guumaystihii ingiriiska 26/1960 oo ku beegan 60 guuradii kasoo wareegtay.
Munaasibada ayaa waxaa ka qaybgalay masuuliyiin ka socday xukuumada Somaliland maamulka gobolka ka iyo ka degmada gabiley oo iyagu lahaa agaasinta xafladan; HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Maxaa Ka Jira In Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Aanu Ka Qaybgalaynin Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmi... Ciidamada Jsl Oo Digniin Udiray Dadka Arimaha Ciidanka Baraha Bulshada Kaga Hadla Iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Ka Hadlay Muhiimada Ay Dalka Uleeyihiin Aaga Cashuuraha Ka Caagan. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|