DAAWO;-Abwaanada Somaliland Oo Dhambaal Tacsi Ah Udiray Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuum Fanaan Cabdi Tahliil.
June 6, 2020 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Ururka Abwaanada Somaliland Ayaa dhambaal Tacsi ah udiray bahdan suugaanka iyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum fanaan Cabdi Tahliil Warsame Oo Maalintii Doraad Ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho.