|
|||||
WAJAALE NEWS
Beelihii Ku Dagaalamay Koonfurta Gobolka Sool oo La Kala Wareegay Hubkii iyo Gawaadhidii Ay Kala Qabsadeen
October 15, 2018 - Written by Reporter:Laascaanood (WJN)- Gudida Culumaa u diinka iyo Madax-dhaqameedka ee nabadaynta dhex-dhaqaaddinta labadii beelood ee walaalaha ahaa ee ku dagaalamay koonfurta gobolka Sool oo ay weheliyaan masuuliyiinta maamulka goblka Sool ayaa waxa ay u kala wareejiyeen hubkii iyo gawaadhidii ay kala qabsadeen labadaasi beelood, Kaas oo ka mid ahaa go’aamadii labada beelood.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/lcPCFpQq_yw Related posts:Jaaliyada Somaliland Ee Germany Oo Waraaq Furan Udiray Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Taliyaha Booliska... DAAWO;-Ugaas Cabdirasaaq Oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay In Ganacsato Waawayn Lagu Wareejiyo Shaqad... Dawladda Qadar Oo Ka Jawaabtay Wararka Sheegaya In Ay Somaliya Lacagsiiso, Iyadoo Usoo Marisa Fahad ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|