|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Marxuum Jiif Caaqil Aw Yuusuf Magan.
June 8, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Alle Ha,unaxristee waxaa maanta aas qaran magaalada gabiley loogu sameeyay jiif caaqil aw yuusuf magan oo habeenkii xalay ku geeriyooday magaalada gabiley. Marxuumka ayaa mudo dheer kamid ahaa bahda dhaqanka ee gobolka gabiley. Waxaana aaska marxuunka ka qaybgalay Taliyaha ciidanka qaranka jsl G/s Nuux Taani,Maamulka dawlada hoose ee gabiley, madaxdhaqameed, maamulka gobolka gabiley iyo guud ahaan shacabka reer gabiley. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA AASKA; Related posts:“Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Haka Leexato Wadadii Ay Dawladihii Hore Mareen”..Eng Maxamed Xaash... Daawo:Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan Oo Baaq U Diray Ganacsatada Kala Duwan Ee Dalka Una Soo Jeedi... DAAWO;-Shirkada Daawooyinka Ee Muumin Oo Siwayn Uga Dhex Muuqatay Carwadii Iyo Qiimo Dhimis Ay Bulsh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|