|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciidamada Booliska Oo Caawa Xabsiga Utaxaabay Abwaan Shucayb Yare Oo Dhawaan Gabay Ku Dhaliilay Madaxwayne Biixi.
June 28, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Ciidamada Booliska somaliland ayaa la sheegay in ay caawa xabsiga utaxaabeen Abwaan Shucayb Yare Oo Dhawaan Gabay ku dhaliilay Madaxwayne Muuse Biixi. Wararka laga helay Xadhiga abwaanka ayaa la sheegaya in aanay xukuumadu umarin sifo sharci iyagoo guriga uu ka degan magaalada hargaysa xoog kaga soo xidhay. Majirto wax war ah oo laamaha amaanka iyo xukuumadu kasoo saareen xadhiga abwaan Shucayb Yare oo hada ku xidhan mid kamid ah saldhigyada magaalada hargaysa. Wixii war ee kasoo kordha xadiga abwaan shucayb yare kala soco wararkeena danbe Halkan Ka Daawo abwaan shucayb yare iyo gabaygii uu ku dhaliilay Madaxwayne Biixi; https://youtu.be/KBER5BW3ZAA Wajaalenews desk Hargeisa office Related posts:Madaxweynaha JSL Oo Ka Qayb Galey Hadhimo Sharaafeed Madaxweyne Geele Ku Maamuusey Madaxweynayaashii... Madaxwayne Siilaanyo oo Magacaabay Wasiirul Dawle Cusub oo ay yeelan doonto Wasaaradda Xanaanadda Xo... Halkan Ka Daawo Boobe Yuusuf Ducaale oo Ka Hadlay Halka Uu Salka Ku Hayo Khilaafka Xusbiga KULMIYE... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|