|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah; Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Hada Shaaciyay In Bari Ay Tahay Ciid.
May 22, 2020 - Written by Editor:Hargeysa(W,N):- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, Oo goor dhawayn warbaahinta la hadlay Ayaa Hada Shaaciyay in Berri oo Sabti ah ay tahay Ciid, isla markaana bishi Shuwaal laga arkay deegaanno kala duwan oo Soomaaliya iyo Dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya ka tirsan. Wasiir khaliil oo caawa fiidkii bulshada usheegay in ay bari ramadaan tahay kadib markii aan guud ahaan deegaanada Somaliland laga arag bilshada bisha shuwaal. GOOR DHOW FILO MUUQAALKA WARKA WASIIRKA Related posts:''Cidii Isku Dayda Inay Maalin Gaara Ciido, Talaabo Sharciga Waafaqsan Ayaa Laga Qaadayaa”Wasiirka D... Madaxwaynaha DDSI Mustafe Cagjar Oo Sheegay In Calanka Itoobiya Lagu Dhibaateeyo Dad Somali Ah. Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Oo SI Adag Uga Hadlay In ay Doorashadu Mar Kale Dib ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|