|
|||||
WAJAALE NEWS
Suldaan Siciid Oo Qayrul Sharci Ku Tilmaamay Awooda Xukuumada Kagala Wareegtay Hargaysa Club,Madaxwayne Biixina Ku Eedeeyay Dhul Boob.
May 5, 2020 - Written by Editor:CEEL AFWAYN(W,N)-Suldaan siciid ducaale oo kamid madaxdhaqameedka gobolka sanaag ah muwaadinta xukuumadii axmed siilaanyo ku wareejisay huteelka hargaysa club ayaa ka hadlay sifaha xukuumadu kagala wareegtay hargaysa club ayaa sheegay in aanu sharci ahayn wadada loo maray heshiiskii uu kula jiray xukuumada Sidoo kale suldaan siciid ayaa talaabada lagaga la wareegay hargaysa club ku tilmaamay in ay mid tahay uun dhul boobkii madaxwayne biixi taasi 0o uu shacab badan ku qabsaday dhulkoodii Dhanka suldaan sicid ayaa sheegay in uu maxkamada caalamiya ka furayo dacwad ka dhan ah madaxwayne biixi HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO:-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Sida Ictiraaf Lagu Heli Karo Iyo Sixir Bararka Mac... Daawo:Wasiirkii Hore ee Madaxtooyada XIrsi X. Cali Xasan Oo Ka Hadlay Mansabyada ay Ka Heleen Xisbig... Xubin Miisaan Culus Ku Dhex Lahayd Xisbiga Ucid Oo Xilkii Iska Casishay iyo Sababta ay Cuskatay. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|