Safiirka Somaliland Ufadhiya Dalka Sweden Oo Dhambaal Hambalyo Ah Udiray Shacabka Jsl Munaasibada Xuska 18may Awgeed. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Safiirka Somaliland Ufadhiya Dalka Sweden Oo Dhambaal Hambalyo Ah Udiray Shacabka Jsl Munaasibada Xuska 18may Awgeed.
May 17, 2020 - Written by Editor:

SWEDEN(W,N)-Safiirka Jamhuuriyada Somaliland Ufadhiya Dalka Sweden Ambasador Sakariye Xasan Wacays Ayaa Shacabka Somaliland udiray Dhambaal hambalyo ah xuska 29aad Ee Qaranimada Somaliland ee 18may oo ku beegan Maalinta Bari Ah.

Sidoo kale Ambasador Sakariye Xasan Wacays ayaa shacabka somaliland ujareeyay guul iyo barwaaqo in ay ku gaadhaan sanadkaa sanadkiisa.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS