|
|||||
WAJAALE NEWS
“Raysal-wasaaraha Itoobiya Oo Runtii Indhaha Ka Laliyay Somaliland, Digniin Bay U tahay Hubka Ay Masar Keentay Somaliya”Cadami.
May 29, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W.N)- Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami oo kamid ah siyaasiyiinta somaliland ee faalooda arimaha manqada geeska africa iyo carabta ayaa ka hadlay halista ay somaliya ku keeni karto hubka ay dawlada masar ku caawisay oo laga cabsi qabo in uu ugacan galo kooxaha dawlada kasoo horjeeda, Sidookale siyaasi cadami ayaa ka hadlay quwadaha ku loolamaya somaliya oo qaarkood dalka masar xafiiltan siyayaasadeed ka dhexeeyo sida turkiga iyo itoobiya oo ay isku hayaan biyaha wabiga niilka Dhanka siyaasi cadami ayaa ka hadlay aragtida somaliland ee hubka masar siisay somaliya isagoo ku baaqay somaliland in ay xidhiidh la samayso dawlada masar si ay ugu gudbiyso cabashada ay ka qabto hubka ay ku caawisay somaliya HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Raysal Wasaaraha Cusub Ee Soomaaliya Oo Hada Hadlay Kana Dareen Celiyay Xilka Uu U Magacaabay ... DAAWO;-Ururka Qareenada Somaliland Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Lasoo Dadajiyo Qabsoomida Doorashada G... DAAWO;-Fadhigii Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta Iyo Nuxurka Qodobo Shaqalaaha Dawlada Khuseey... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|