|
|||||
WAJAALE NEWS
Muj Xasan Guure Oo Is Barbar Dhig Ku Sameeyay Go,aanka Xukuumada Ku Joojisay Qaadka Iyo Dhibaatooyinka Ay Uhorseeday Ciidamada Jsl,
May 7, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Muj xasan Guure Jaamac oo kamid odoyaasha madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka somaliland ayaa fariin culus udiray madaxwayne bixi iyo Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo maalmihii udanbeeyay warbaahinta is qaawan uga hadlay iyadoo khilaafkoodu ka bilowday sidii shacabka somaliland looga samata bixin lahaa xanuunka dunida saameeyay ee coronavirus kadib markii uu talooyinkii Uu Dr Gaboose soo jeediyay uu dhibsaday Madaxwayne Biixi, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Siyaasi Rashiid J, Dhari Oo Eedo Culus Ujeediyay Golaha Wakiilada, Sheegayna Sobobta Ay Udiid... DAAWO: Xukuumadda Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiisay Dadkii Roobabku Ku Wax Yeeleeyen Gobolka Saaxil. DAAWO: Caasimada Somaliland Oo Lagu Qabtay Munaasibad Ballaadhan Oo Loogu Dabaal Degaayay Xuska Maal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|