|
|||||
WAJAALE NEWS
Haayada Caafimaadka Aduunka Oo Digniin Culus Ka Soo Saartay Xaalada Africa Ee Xanuunka Conavirus.
May 8, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Haayada caafimaadka aduunka WHO Ayaa digniin culus kasoo saartay khatarta cudurka coronavirus ee qaarada Africa ayaa sheegtay in laga cabsi qabo in ay qaarada Africa ugu geeriyoodaan 100000kun oo qof Sidoo kale haayada caafimaadka ayaa ka dayrisay talaabooyinka ay madaxda qaarada Africa kaga hor tagayaan in aanay ahayn mid sidii looga baahnaa usocota heerka ay gaadhsiisan tahay wadamada qaarna uu aad uhooseeyo. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO; Suldaanka Qurba Joogta Somaliland Oo Deeq Afur Ah Gaadhsiiyay Cusbitaalka Magaalada Hargeysa... Daawo:Dawlada Britain Oo Somaliland Ka Caawinasa Lix Marshuuc OoTamarta Cadceeda ah Iyo Lixda Degm... Socdaalada Odaygu Marka Hore Maaha mid Qorshe ahaan isaga ka Yimaadda iyo Mid Ujeedada Uu ka leeyaha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|