DAAWO;”Boorama Waa Meesha Ugu Dhimashada Badan Xanuunka Covid19″ Xildhibaan Good. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;”Boorama Waa Meesha Ugu Dhimashada Badan Xanuunka Covid19″ Xildhibaan Good.
May 26, 2020 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)- Xildhibaan Good oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ee laga soo doorto gobolka awdal ayaa ka dayriyay xaalada caafimaad ee magaalada boorama oo uu sheegay in  ay tahay gobolka ugu dhimasha badan  xanuunka coronavirus bulshada ku dhaqan

Sidoo kale xildhibaan Good ayaa dhaliilo culus ujeediyay maamulka gobolka awdal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS