DAAWO;-Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qofkii Labaad Ee Ugeeriyooday Covid 19 Iyo Sedex Kiis Oo Cusub Oo Laga Helay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qofkii Labaad Ee Ugeeriyooday Covid 19 Iyo Sedex Kiis Oo Cusub Oo Laga Helay.
May 6, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha guud ee wsaarada caafimaadka somalland ayaa shaaciyay qofkii labaad ee somalland ugeeriyooda xanuunka coronavirus oo ku dhintay magaalada hargaysa

Sidoo kale Agaasimaha Guud ayaa sheegay in sedex oo cusub laga helay caabuqa coronavirus

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/0cmM6ePGZr0

 

COMMENTS
LINKS