DAAWO;-Wasiirka Beeraha Jsl Oo Ka Jawaabay Hadal Kasoo Yeedhay Maamulka Muqdisho. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Beeraha Jsl Oo Ka Jawaabay Hadal Kasoo Yeedhay Maamulka Muqdisho.
May 15, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland ayaa ka jawaabay maamulka muqdisho oo sheegay in ay diyaarado lagula dagaalamayo ayaxa usoo direen Somaliland.

Sidoo kale wasiir muumin ayaa sheegay somaliya in ay caadaysteen isku sawirida waxkasta oo socda

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS