DAAWO;-Madax-dhaqameedka Xaafada Daami Oo Soo Dhaweeyay Magacaabista Gudoomiyaha Waxbarashada G. Maroodi Jeex. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madax-dhaqameedka Xaafada Daami Oo Soo Dhaweeyay Magacaabista Gudoomiyaha Waxbarashada G. Maroodi Jeex.
May 27, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka xaafada daami ee magaalada hargaysa ayaa soo dhaweeyay magacaabista gudoomiyaha gobolka maroodi jeex

Sidoo kale madaxdhaqameedka ayaa wasiirka waxbarashada ku booriyay magacaabistaasi uu sameeyay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS