|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madax-dhaqameedka Iyo Cuqaasha Gobolka Gabiley Oo Eedo Culus Ujeediyay Gudida Covid19, Kuna Baaqay In Deg Deg Looga Qaada Badhasaabka,
May 13, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)Madax-dhaqameedka, cuqaasha, iyo waxgaradka gobolka gabiley ayaa eedo culus ujeediyay gudida ka hortaga xanuunka coronavirus oo deeq quudhsi ah uqoondaysay shacabka gobolka gabiley. Sidoo kale waxgaradka gobolka gabiley ayaay ku baaqay in deg deg looga qaado badhasaabka iyo taliyaha qaybta maadaama xukuumadu wali hortaagan tahay gobolnimadii gabiley. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/wERjdUqgNbE
Related posts:Maamulka Magaalada Wajaale Ee Dhinaca DDS Oo Daahfuray Mashruuc Ay Dad Tiro Badan Shaqo Abuur Ka Hel... DAAWO: Muuse Biixi Oo Ka Dareen-Celiyay Doorashada Murashaxa Xisbiga Ee Maanta Loo Cumaadday ,Muxuu... Hay'adda Shaqaaalaha Dawladda Oo Shaacisay In Tartan Loo Geli Doona 954 Boos Shaqooyin Oo Wasaaradd... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|